War Deg Deg Ah Sucuudiga Oo Mudo Kooban Suuqyadiisa Ganacsiga Xoolaha Ufurtay Somalida
April 19, 2020 - Written by Berbera Today
Riyadh(Berberatoday.com)-Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in xilligan si ku meelgaadh ah Xoolaha Soomaalida loogu furay suuqyada Dalkaasi in loo dhoofiyo.
Wasaaradda deegaanka, Biyaha iyo Beeraha ayaa go’aamisay in loo baahan yahay (600.000)Oo Adhi Ah Iyo100,000 oo Neef oo Geel Ah Kuwaas oo muddo 30 gudahood ah ah Kutagaya Dalkaas Sucuudiga.