berberatoday.com
Suldaan Mawliid Sabayso Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Golaha Guurtida, Baaq Nabadeedna Udiray Beelaha Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag.
April 20, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim “Sabayso” oo kamid ah madax-dhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay colaada soo noqnoqatay beelahaa walaalaha ah ee gobolka sanaag iyo shaqaaqadii markale ka dhacy shalay eegaanka fadhi gaab ee gobolkka sanaag isagoo ugu baaqay in ay joojiyaan dhiiga dadka walaalaha ah ee daadanaya.

Sidoo kale Suldaan Mawliid ayaa golaha guurtida eedihii ugu cuslaa  ujeediyay isagoo sheegay in shaqadii loo doortay oo ay kamid ah daminta colaaduhu gabeen islamarkaana ka door bidaan mudo kordhin iy dhaameel raadin

Dhanka kale suldaan mawliid ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu go,aan adag ka qaato colaada deegaankan ee soo noq noqotay.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews