”Talaabo Ayaanu Ka Qaadaynaa Gaadiidleyda Basaska Ee Lacagta Ku Kordhiya Shacabka”Badhasaabka G, Maroodi jeex.
April 20, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(BErberatoday.com)-Maamulka gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay go,aamadii kasoo baxay gudida a hortaga xanuunka coronavirus iyo waxyaabaha ka dhaqan galay
Sidoo kale badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa hanjabaad culus udiray wadayaasha gadiidka basasa oo shacabka ku kordhiyay qiimihii lagu raaci jiray.