Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Soo Bandhigay Kaluunkii Ugu Badnaa Ee Ay Kala Soo Baxeen Badda Berbera.
April 24, 2020 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka Ilaalada xeebaha jamhuuriyada Somaliland ayaa soo bandhigay wax soo saar ay sameeyeen kuwaasi badda berbera kasoo dabtay kaluunkii ugu badnaa oo gaadhay hal tan,
