Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xukuumada Somaliland Oo Xogo Iskhilaafsan Kasoo Saaray Tirada Dadka Uu Haleelay Xanuunka Coronavirus.
April 24, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Ugu Sareeya Xukuumada Somaliland Kana Mid ah Gudida Heer Qaran Ee ka Hortaga Xanuunka Coronavirus Oo Maanta warbaahinta meelo kala Duwan kula hadlay Ayaa shaaciyay xogo iskhilaafsan oo ku Saabsan xogta rasmiga ah ee Somaliland uu haleelay xanuunka coronavirus
