berberatoday.com
Haayada Caafimaadka Aduunka Oo Itoobiya Uga Digtay Cudurka Kale Oo Ka Dilaaca H
April 24, 2020 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Ha’yadda Caafimaadka Adduunka ee WHO waxay ka digtay in cudurka Yellow Fever uu ka dilaacay dalka Itoobiya.

Waxay arrintani imaaneysaa xilli ay sare u kaceen kiisaska dadka looga shakiyay inuu ku dhacay Yellow Fever.

Waxaana cudurka Yellow Fever laga helay ilaa 8 qof gudaha Itoobiya.

Ha’yadda waxay sheegtay in cudurka uu ka dilaacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan dalkaas.

“Halista cudurka waa mid sarreeya, meelaha haatan uu ka dilacay cudurka sida Gurage iyo gobolka shucuubta koonfureed waxay muujineysa in si xowli ah uu cagaarshowga ugu baahayo deegaannada miyiga ah” sida ay sheegtay WHO.

Itoobiya waxay bilowday tallaal looga hortaggayo Yellow Fever kaas oo lagu bartilmaameedsanayo deegaannada halista ugu jiro inuu ka dilaaco cudurka.

Cudurka Yellow Fever waxaa dhaliyaa feyras ay kaneecada u gudbisa banii’aadanka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews