Maxkamada Ciidamada Somaliland Oo Xukuntay 5 Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Danbiyo Laaluush Kujiro Lagu Helay
April 24, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda ciidamada millatariga Somaliland ayaa ku xukuntay shan askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland xabsi u dhaxeeya 10 sano illaa 12 sano.
