Tira Guud Ee Xanuunka Covid19 Udhimatay Dalka UK Oo Labaatan Kun Oo Ruux Ku Dhaw
April 24, 2020 - Written by Berbera Today
Uk(Berberatoday.com)-Tirada guud ee Xanuunka Coronavirus u dhimatay Wadankan UK waa 19,000 Qof.
Maanta oo Jimce ah waxa xanuunkasi u dhintay 761 qof oo da’doodu u dhexeyso 40 jir ilaa 102 sano.
Xukumada UK ayaa markii uu xanuunkani bilaamay saadalisay in tirro gaadhaysa 20,000 qof uu xanuunkasi u dhimandoonan, maalinta Axada ayaa la filayaa in tiradaasi buuxsanto.