Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Awaamiir Uu Faray Ciidamada Booliska.
April 25, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland dabagale ayaa ka hadlay curashada bisha barakaysan ee ramadaan
Sidoo kale taliye dabagale ayaa ciidamada booliska faray bisha ramadaaan awgeed in ay libin laabaan heeganka ay ugu jiraa hawlaha qaranka