berberatoday.com
Dr Buuxane Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Daro Ee Magaalada Boorama, Muxuuse Ka Yidhi Saamaynta Somaliland Ee Coronavirus?
April 26, 2020 - Written by Berbera Today

Borama(Berberatoday.com)-Dr Buuxane oo kamid ah dhakhaatiirta reer somaliland ee mudooyinkii danbe si wayn bulshada ugu iftiiminayay khatarta cudurka coronavirus ee dunida faraha baas ku haya ayaa faah faahin dheeraada ka bixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka coronavirus ee dunida isagoo xusay dhibta uu ku hayo caalamka iyo sida uu usameeyeey wadamada ay Somaliland jaarka yihiin ee Itoobiya,Somaliya iyo Jabuuti.

Dr Buuxane ayaa ka hadlay xaalada Somaliland ee xanuunka coronavirus iyo dhibta ka haysata qalabka lagu baadho coronavirus oo dadka looga shikiya ee Somaliland dheecaanadooda loo diro Kenya taasi oo caqabad ku ah in Somaliland ogaato tirade rasmiga ee cudurkani haleelay

Sidoo  kale Dr buuxane ayaa talooyinka layskaga ilaaliyo xanuunka coronavirus ujeediyay shacabka Somaliland kana digay goobaha ay bulshadu iskugu timaado.

Dhanka kale Dr Buuxane ayaa ka hadlay xaalad nabadgalyo daro oo kasoo cusboonaatay magaalada boorama iyo israsaasay habeenkii bisha ramadaan bilatay ka dhacay magaalada boorama oo shacabka cabsi ku abuuray isagoo shacabka reer boorama xusuusiyay doorkii reer awdal ku lahaayeen nabadaynta dalka iyo falalka dadka maan gaabka ahi ku kacayaan wakhtigan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews