berberatoday.com
App Kuu Sheegaya Marka Aad La Kulantid Qof Qaba Coronavirus
April 27, 2020 - Written by Berbera Today

Melburn(Berberatoday.com)-Dad ka badan hal malyan oo u dhashay dalka Australia ayaa soo degsaday App sheegaysa marka aad la kulantid qof qaba cudurka Coronavirus, saacado kaddib markii ay dowladda shaacisay.

App-ka ayaa isticmaalaysa Bluetooth, waxayna ogaanaysaa isu soo dhawaanshaha laba qof marka ay isku jir sadaan 1.5m.

Dadka isticmaalaya App-kan ayaa ogaanaya qofka qaba cudurka Corona haddii ay muddo 15 daqiiqa ah ay xiriir dhow la yeeshan.

Dalka Australia ayaa diwaan geliyay 6,694 oo kiis, waxaana cudurka u geeriyootay dad gaaraya 80 qof.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews