Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdillahi Farmaajo Oo Shaqadii Ka Joojiyay Gudoomiyihii Maxkamada Sare
April 27, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa shaqada ka joojiyey guddoomiyihii maxkamada sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed .
Arrintani ayaa timi , ka dib markii Baashe shaqada ka hakiyey gudddoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed , oo uu dhexeeyay khilaaf soo jiitamay.
