Xukumada Somaliland Oo Gubtay Jaadkii Uhoreeyay Oo Sharcidaro Dalka Kusoo Gala
April 27, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa ilaa habeenkii xalay soo qab qabtay jaad tiro badan oo la doonayay in uu Somaliland sharci daro kusoo galo kaidb markii xukumadu joojisay qaadka dalka soo galaya.
