berberatoday.com
Akhriso”Qoraal Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi Uu Kula Wareegayo Qaybo Kamid Ah Dhulka Guriga Marxuum Madaxweyne Cigaal Ee Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Dagantahay
April 28, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa warqada u qoray 13 April 2020′ wasiirka Hawlaha guud isagoo tixraaxayaa warqada sumadeedu tahay HWG/DH&G/255/2030 oo ku taariikhaysnayd 01/042020, oo ahayd ayaamo kadib uun markii Kaltun X Daahir saxafaada ka sheegtay in Qoyska Madaxweyne Muuse Biixi Dhulka ku haysto, warqadaas oo jawaab u ahayd warqad hore oo madaxweynuhu u diray wasiirka, isla Markaana uu kaga dalbaday inuu usoo gudbiyo fikir ka dhulka Kaltuun iyo macluumaad la xidhiidha. Warqadan oo ay heshay Shabakada Xogreebnews waxa uu Madaxweyne Muuse si colaad iyo gar ma qaate nimo ah uga fal celinaaya hadalkan Kaltuun Ayuu qoray warqada, Waxaanu ku sheegay qoraalkiisa  inta gurigu uga dhisan yahay ee 4 qol ah ee ay degantay mooyee inta kale tahay hanti qaran.

Madaxweynuhu sida warqada ku cad documents ka uu la tashaday waxa weeye laba document. Ta koowaad: Waa warqada wasiirku soo qoray ee uu kaga dalbaday in wasaaradu soo gudbiso dhamaan documents ka laga hayo dhulka kaltuun oo xafiiska wasiirka ka soo baxday 01/04/2020.

Warqada labaad na waxa weeye tan halkan ku sawiran ee kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha 12/04/2020.

Si kastaba ha haatee, dhulkan ay degen tahay Marwo Kaltuun X. Daahir  Waxaa lagu bixiyay degreeto Madaxweyne oo process sharci ah soo maray. Waxaana laga saaray diiwaanka hantida qaranka 2007 dii, waxaanay madaxwynaha iyo Madaxweyne ku xigeenku amar ku bixiyeen laguna wargeliyay Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud oo xiligaa ahaa Siciid Sulub inuu ka saaro dhulkaa diiwaanka hantida qaranka isla markaana loo sameeyo mulkiyad shaqsi ah (Private Land Registration). Taas oo lagu socodsiiyay dhamaan hayadaha dawliga ah ee ay qusayso.

Sidaa awgeedna Marwo Kaltuun Xaaji Daahir iyo Egal Foundation loogu sameeyay dhamaan wixii documents ahaa ee lahaanshaha dhulkaas, cabirkiisa iyo xataa inay lahaato wax alaale wixii ku dhex yaala cabirkaas.

HALKAN KA AKHRI WARQADA MADAXWAYNE MUUSE BIIXI QORAY IYO NUXURKA AY XANBAARSAN TAHAY;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews