Caaqil Reer Gabiley Ah Oo Kasoo Horjeestay Hadalkii Madaxdhaqameed Gobolku Xukuumada Kaga Dalbadeen In Ay Qaadka Fasaxdo.
May 1, 2020 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Caaqil Maxamed Sh Muxumed Xasan Sucuudi Oo kamid odoyaasha gobolka gabiley ayaa kasoo horjeestay dhawaaqii madaxdhaqameedka gobolka gabiley oo xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay ka noqoto go,aanka ay ku joojisay qaadka deg degna ufasaxdo
Caaqil sucuudi ayaa xukuumada ku taageeray joojinta qaadka madxadhaqmeedkana ugu baaqay in aanay shaqadoodii ahayn arimaha ay ka hadlayaan xukuumaduna ku saxsan tahay joojinta qaadka