berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Labadda Guddoomiye Xisbi Mucaarid Ee WADDANI iyo UCID Oo Caawa Kulan Albaabaddu U Xidhnaa Yeeshay.
May 3, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyeyaasha labadda Xisbi Mucaarid ee WADDANI iyo UCID Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa kulan albaabadu u xidhnaa yeeshay.
Kulankan dhexmaray madaxda dalka u saraysa, kana dhacay xarunta qasriga Madaxtooyadda ayaa si dhab ah loo ogayn wuxuu daarnaa iyo wixii lagaga wadda hadlay toona. Maadaama oo aan loo ogolayn warbaahinta.
Sidoo kale muu ahayn kulankani mid hore u sii qorshaysnaa oo la sii ogaa.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews