“Wiiqidda Wacyigelinta Covid19 Yaa Wadda? Ma Dr. Gaboose Mise Xukuumadda”!Siyaasi Xamse Khayre.
May 4, 2020 - Written by Berbera Today
“Waxaa Ummada Dambi ka Galay Oo Ay Tahay In lagula Xisaabtamo Madaxwaynaha Iyo Taageerayiisha Oo Weerarka Ay ku Qaadeen Aaminaada Aqoon-yahanka Caafimaadka”Siyaasi Xamse Khayre.
“Abaabul kasta Oo ka dhan ah looga-qaateenimada (Credibility) Dhakhaatiirta Aqoonta u leh Aafaddan Covid-19 waxay keenaysaa in dadwaynuhu ka aamin baxaan wacyi-gelintoodii iyo fariimihii ay bulshada la wadaageen taas oo keenaysa u baylahsanaan cudurka oo gaadhi karta dhimasho.
