berberatoday.com
Madaxweynaha Eritrea Oo Loo Malaynayay Inuu “Dhintay” Ayaa Itoobiya Ka Dagay
May 5, 2020 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Eritrea ayaa ka dagay dalka dariska leh ee Itoobiya, iyada oo la sheegay inuu bilaabay ol’ole ka dhan ah Covid-19 iyo arrimo ku saabsan sida uu ayaxa u baabi’iyay dalagyada deegaanka.

Isaias Afwerki ayaa ka dagay Addis Ababa iyada oo muddo dheer uusan ka soo muuqanin meel fagaaro ah, taas ayaa abuurtay hadal hayn ah in xaaladdiisa caafimaad aysan wanaagsanayn.

Ma caddo sababta uu madaxweynaha u safray xilli shirarka gobolka dhawaanahaan lagu qabanayay hab muuqaal ah.

Mr Isaias ayaa xilka dalka Eritrea hayay tan iyo horaantii 1990-kii.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews