berberatoday.com
“ Coronavirus Ayaa Ka Xun Pearl Harbor Iyo Weerarkii Xarumaha Ganacsiga …” Madaxweyne Trump
May 8, 2020 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu Mareykanka u saameeyey si ka darran dhacdadii Pearl Harbor ee daaglkii labaad ee adduunka iyo weeraradii argagixiso ee September 11.

“Waxaa inoo soo maray weerarkii ugu xumaa ee dalkeena uu arko. Tani xaqiiqdii waa weerarkii ugu xumaa ee abid nasoo mara,” ayuu Trump u sheegay weriyayaasha isaga oo ku sugan Aqalka Cad.

“Tani way ka xun tahay Pearl Harbor, tani way ka xun tahay Xaruntii Ganacsiga Adduunka,” ayuu yidhi

Weerarkii lama filaanka ahaa ee 1941-kii ay Japan ku qaadeen saldhigga ciidamada badda Pearl Harbor ee gobolka Hawaii ayaa Mareykanka ku qasbay inuu galo Dagaalkii Labaad ee Adduunka.

Weeraradii Argagixso ee September 11, 2001, ayaa dilay 3,000 oo qof oo badankood ku suganaa Xaruntii Ganacsiga Adduunka ee New York, taasi oo horseeday dagaal labaatan sano socda oo Mareykanka uu ku qaaday Iraq iyo Afghanistan.

Illaa hadda, 70,000 oo qof oo Mareykan ah ayaa u dhintay cudurka Coronavirus, halka tallaabooyinka la qaaday ee kala fogaanshaha bulshada ay xireen inta badan dhaqaalihii

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews