Haweenka Magaalada Boorama Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inuu Kasoo Gaadho Dhul Boob Ay Kuhayaan Maayir Afar Jeeble Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Cabdiraxmaan Saylici.
May 10, 2020 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Haweenka ku dhaqan magaalada Boorama ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ugu Baaqay inuu kasoo gaadho Maayirka iyo Madaxweyne ku xigeenka oo ku sameeyey barakicin iyo dhulboob.