“Madaxwaynuhu Waxa Uu La Wareegay Dhul Ku Dhaw 5 KM Oo Qof Shacab Ahi Leeyahay”Wasiirka Warfaafinta Saleebaan Yusuf Cali Koore”Daawo Muuqal
May 12, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay sobobta xukuumadu ula wareegtay huteelka hargaysa club
Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa markii uhoraysay ka markhaati kacay in madaxwayne biixi dhul 5km xoog kala wareegay qof shacab ah taasi oo uu sheegay in uu madaxtooyo ka dhisanayo