Hooyo 9 Carruur Ah Haysata Oo Aabbahood Xukuumada Xidhay, Gaadhigoodii Ay La Wareegtay Oo Farriin Qiiro leh U Diray Madaxweyne Biixi.
May 14, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sagaal caruur ah iyo hooyadood oo kamid qoysaska abaahood xukuumadu xidhay lana wareegta hantidoodii kadib markii lagu qabtay qaad ay dalka soo galinayaan ayaa fariin qiiro leh udiray madaxwaynaha Somaliland isagoo ka waramay nolosha ay ku sugan yihiin wakhtigan
https://youtu.be/YJkVtL3Ju_A
Berberatoday.com