berberatoday.com
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbisay Qaar Kamid Ah Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
May 14, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland ayaa maanta shaacisay lix ka mid ah dugsiyada gaarka loo leeyahay oo ay dacwad rasmi ah ka gudbiyeen.

Saraakiisha wasaaradda waxbarashada katirsan ee ka hadashay dacwadda ay wasaaraddu xeel ilaalinta u gudbisay waxa kamid ahaa Guddoomiye-yaasha Aagga Bari iyo Galbeed ee gobolka Maroodijeex Xuseen Cabdi Cawil (Food cadde), Cabdiqaadir jeex kuwaas oo sheegay in 6-Iskuul ay dib u fureen goobahii waxbarasho iyadoo talaabadaasi bulshada ku keeni karta halis ah, inuu xanuunku faafo. Masuuliyiintu waxa ay sheegeen inay dacwad ka dhan ah Dugsiyadaas ay u gubiyeen xeer ilaalinta gobolka Maroodijeex.

Masuuliyiinta ayaa sheegay inay dugsiyadaasi sifo aan sharci ahayn ay dib ugu furreen goobahii waxbarashada ardaydii iyo waalidiintina isugu yeedheen, iyadoo wali ay jirto halista xanuunka dilaaga ah ee covid-19 oo ku faafi kara dalka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews