Madaxwaynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Gal Mudug Oo Ku Sugan Caasimada Hargaysa Iyo Dareenka Ay ku Qaabileen Shacabka Somaliland.
May 16, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Gal Mudug Axmed Ducaale Geele “Xaaf” Ayaa Maalmihii Udanbeeyay Ku Sugan Caasimada Somaliland Ee Hargaysa oo uu ku yimid safar shakhsi ah.
Safarka Uu Madaxwaynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Gal mudug Axmed Ducaale Xaaf ku jooga caasimada somaliland Ayaa wararka aanu ka helaysaa waxay xaqiijiyeen in uu yahay safar shakhsi kaasi oo kusoo buuqday eheladiisa oo degan Hargaysa islamarkaana aan la xidhiidhin wax siyaasad Ah.
