berberatoday.com
Dawlada Qatar Oo Xidhashada Maaskarada Ka Dhigtey Khasab Hadii Kale?
May 17, 2020 - Written by Berbera Today
Qatar Masks

Doha(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Qatar ayaa Khamiistii shaacisey in maaskarada afka iyo sanka lagu xirto ee lagu ilaaliya fiditaanka Fayraska Korona ay tahay mid khasab ah qofkasta oo banaanka u baxay laga bilaabo maalinta Axadda ah, qofkasta oo aan u hoggaansamin sharcigan cusub ayaa la sheegay in la ganaaxayo 200,000 oo riyaal oo u dhiganta $53, 000 oo dollarka Maraykanka ah.

Qofkasta oo jebiya sharcigan ayaa wajahaya xabsi gaaraya saddex sano, ama in uu bixiyo lacagtaas aadka u badan, sida lagu faafiyey barta Twitterka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Qatar.

Go’aanka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in qofka keliya ee la oggol yahay in aanu Maaskaro xiran uu yahay qofkii gaari wada isaga oo keligiis.

Dowaldda Qatar ayaa laga helay 1722 kiis oo cusub 24 saac ee la soo dhaafey taas oo tirada guud ka dhigeysa 28 272, waxaana aad u yar tirada dadka u dhintey waxayna gaarayaan 14 qof oo keliya

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews