Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Dadka 24sacadood Ee Udanbeeyay Laga Helay Xanuunka Coronavirus.
May 17, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud ee wasaarada caafimaadka ayaa saaka warbixintii maalin laha ahayd ee dadka uu haleelo xanuunka coronavirus laga helay gudaha Somaliland
Sidoo kale Agaasimaha wasaarada caafimaadka ayaa sheegay 16 qof ee maanta laga helay covid19 in hal qof oo kamid ah uu kasoo jeedo dalka itoobiya.
Halkan ka akhri shaxda COVID-19 Somaliland iyo 24 saacadood ee ugu danbeeyay .
Lix iyo tobanka qof (16) ee laga helay 15 qof waa Somalilander, halka 1 qof yahay Ethiopian.
8 qof waa rag, 8 qofna waa dumar
http://www.somalilandcovid19.com.