|
berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Shaacisay 18 Kiis Oo Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid19.
May 18, 2020 - Written by Berbera TodayHargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Ayaa Shaacisay 18 Qof oo cusub oo laga helay xanuunka Covid19 , Sidoo kalena hal qof oo cusub ayaa u dhintay xanuunkan. Tirada guud ayaa noqonaysa 121 qof halka dhimashaduna noqonayso 9 qof.
Berberatoday.com COMMENTS
|
||||
|
|
|||||