berberatoday.com
Ciidamada Booliska Degmada Tog-wajaale Oo Xabsiga Utaxaabay Imaamkii Masjid Jaamacada Magaalada Wajaale!
May 20, 2020 - Written by Berbera Today

Wajaale(Berberatoday.com)–Ciidanka Booliska Degmada Tog Wajaale Ayaa Xalay Cambaaro 7;30 fiidnimo Xabsiga utaxaabay Imaamkii Masjid Jaamaca Magaalada Tog Wajaale Sheikh Daa,uud.

Wararka laga helayo xadhiga imaamka masjid jaamacada ayaa sheegay In ay keentay kadib markii uu sheekhu shaaciyay in la tukanayo salaada Taraawiixda iyo Taajidka Oo xukuumadu Somaliland Iyo Gudida ka hortaga coronavirs joojiyeen Tukashadooda Xanuunka Coronavirus Awgii.

Imaamka la xidhay ayaa lagu eedeeyay in uu ka horyimid awaamiirkii xukuumada jsl iyo ka hotraga Coronavirus.

Majirto wax war oo kasoo baxay Taliyaha ciidanka booliska ee degmada tog wajaal iyo Maamulkaba oo ay faah faahin kaga bixinayaan Xadhiga imaamka masjid Jaamaca Magaalada Tog wajaale oo hada ku xidhan saldhiga magaalada wajaale.

Dhanka kale dadwayne tiro badan oo ka cadhaysay xadhiga imaamka masjid jaamaca magaalada tog wajaale ayaa iskugu soo baxay saldhiga uu ku xidhan yahay hortiisa

Wixii kasoo kordha Xadhiga imaamka masjid jaamaca magaalada Tog Wajaale kala soco wararkeena Danbe

 

 

Xigasho Wajaalenews.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews