General Cabdiraxmaan Liiban Yare(Fooxle)Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
May 25, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah wa inaa Ilayhi Raajucuun Alle Qabriga Haw nuure waxa Caawa goordhaweyd Cisbitaalka Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Taliye kuxigeenkii Ciidanka Asluubta Marxuum General Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle kadib markii xanuun kusoo booday Oo loo dhigay cisbitaal guud ee hargaysa ugeeriyooday.
