“Somaliland Waxad Moodaa In Aan Si Dhab Ah Ilaa Hadda Loo Waajihin, Ka Hortagga COVID-19”Siyaasi Cali Guray. “
May 25, 2020 - Written by Berbera Today
“Baahida Ugu Yar Ee Maalinlaha Ee Deg Degga Ah Cidda Loogu Hagaagi Karo Waa Madaxwaynaha Oo Isagu Keligii Saxeexa Lacagta Ka Baxaysa Xisaabta Loo Furay Ka Hortagga COVID-19 Iska leh”Cali Guray.
