Suldaan Siciid Ducaale Oo Xabad Joojin Ugu Baaqay Beelaha Deegaanka fadhi Gaab, Eedo Culusna Ujeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
May 25, 2020 - Written by Berbera Today
Sanaag(Berberatoday.com)-Suldaan siciid ducaale oo kamid madaxdhaqameedka gobolka sanaag gaar ahaan beesha biciido ee dhawaan dagaalku deegaanka fadhi gaab ku dhex dhigooda sacad yoonis ayaa ku baaqay xabad joojin isagoo beesha sacad yoonis ug baaqay in ay iskugu yimaadaan wadahadal.
Sidoo kale suldaan siciid ayaa eedo culus ujeediyay wasiirada xukuumada ka socda ee ku suagan deegaan isagoo sheegay in ay colaada sii hurinayaan.