Dawlada Iskutaga Emaraadka Carabta Oo Liiska Dalalka Ay Aqoonsatay Ku Dartay Shahaadada Waxbarasho Ee Somaliland.
May 26, 2020 - Written by Berbera Today
Dubai(Berberatoday.com)-Wasaarada waxbarashada ee Dawlada isutaga Imaaraadka Carabta ayaa shahaadada waxbarasho ee Jamhuuriyada Somaliland ku dartay liiska waddammada ay shahaadadooda Waxbarasho aqoonsantahay.
