“Marka La Maqlo Bulsho Ka Cabanaysa Ambalaas,Oxygen,Dawooyin Iyo Biyo, Waa In Loo Dareemaa Si Ka Duwan Baaqyada Beelaha”Cali Mareexaan.
May 27, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ex Wasiir Cali Mareexaan oo katirsan xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay tabashada shacabka Somaliland oo mudooyinka kusoo badanaya in ay ka hadlaan baahiyaha aas aasiga ee deegaamadooda taasi oo ku tilmaamay in ay tahay ilbaxnimo xukuumadana looga baahan yahay in ay udhago nuglaato.