Midowga Yurub Oo Walaac Ka Muujiyay Dib U Dhaca Ku Yimid Waqtiga Guddiga Doorashada Somaaliya Hor Iman Lahayd Barlamaanka.
May 27, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyay dib u dhaca taariikhda uu guddiga doorashooyinka Soomaaliya barlamaanka hor imaanayo si uu usoo bandhigo warbixin laga sugayo oo ku saabsan doorashada iyo waqtigeeda.
