|
berberatoday.com
Daraasad Sheegtay Haweenka Qaarka Danbe Uweyni Inay Caruur Caqli Badan Dhalaan
May 28, 2020 - Written by Berbera TodayDaraasad cilmiyeed ay dhawaan samaysay jamacda oxford ayaa ku dooday ina dumarka qaarka dambe u weyni (badhida,bawdyaha iyo kubabka) ay dhalaan caruur garashadoodu sarayso,maskax ahaan aad u firfircoon marka loo eego caruurta ay dhalaan dumarka qaarka dambe u yari. Labadan maado oo door muhiim ah ka qaata koriinka maskaxeed ee caruurta,waana madooyinka jidhkeenu uu ka sameeyo xaydha(myelin sheath) ku daahaadhan axonka (qaybta dheer ee unug maskaxeed yada ama neerfaha),xaydhaasi oo kordhisa xawaaraha fariin gudbinta unug maskaxeedka ama nerve conduction , Daraasad tan ka horeysay oo 2007 la qaaday ayaa iyana cadaysay in dumarka qaarka dambe u weyni ay ka smart san yihiin dumarka dhigooda ah ee xaga dambe haawanayso,daraaasad oo sababynteeda si wadata ayaa iyaha tilmaantay in dumarka qaarka dambe u weyni ay haystaan kayd badan oo madooyinka Omega-3 fatty acid iyo Omega-6 fatty acid, madooyinkaas oo isla qofka dumara ka caawinaysa in unugyo maskaxeedtadeedu ay si dhakhso iyo hawlkarnimo leh fariimaha u gudbiyaa,taas oo ka dhigaysa qaabka wada shaqayneed ee unugyo maskaxeedyadeeda mid ka horumarsa qofka ay ku yaryihiin duxda Omega-3 iyo Omega-6 U door ubadkaaga,udoor naftaada😁 Linkgan ka akhri warbixin dheerada👇 https://www.sciencetimes.com/…/scientists-say-that-women-wi… Ama kan COMMENTS
|
||||
|