Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo Deel-Qaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Faysal Cali Waraabe.
May 29, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa raali galin kabixiyay hadalo deelqaaf ah oo gudoomiyaha xisbiga ucid ku weeraray beelaha gobolka sool iyo gudoomiyaha baarlamaanka jsl Baashe Maxamed Faarax.
