Dad Qaxootiya Oo Cabasho Ka La Hortagay Haayada Baracayaasha Iyo Qaxootiga Xarunteeda Hargeysa
May 30, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dad qoxoonti ah ayaa cabasho la horyimi xafiiska ha’yadda qoxoontiga iyo barakacayaasha Ee Somaliland, dadkan gadoodsan ayaa si wada jira uga cabanayey Guddoomiyaha ha’yadda barakacaysha Somaliland Cabdikariin xinif iyo Ha’yadda Qaramada-midoobey uqaabilsan arimaha qoxoontiga ee magaceeda loosoo gaabiyo (UNHCR) oo ay ku eedeeyeen inay si wada jira sagsaag ugaliyeen Lacago lasiin jirey dadkaasi qoxoontiga ah.
Guddoomiyaha barakacayaashu muu sheegin tallaabo cad oo uga qorshaysan dadka cabanaya iyo ha’yadda laga cabanayo midna,

Abdizamad Jarraf
Hargeysa Somaliland