berberatoday.com
“Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Runtii Indhaha Ka Laliyay Somaliland, Digniin Bay U tahay Hubka Ay Masar Keentay Somaliya”Cadami.
May 30, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid ah siyaasiyiinta somaliland ee faalooda arimaha manqada geeska africa iyo carabta ayaa ka hadlay halista ay somaliya ku keeni karto hubka ay dawlada masar ku caawisay oo laga cabsi qabo in uu ugacan galo kooxaha dawlada kasoo horjeeda,

Sidookale siyaasi cadami ayaa ka hadlay quwadaha ku loolamaya somaliya oo qaarkood dalka masar xafiiltan siyayaasadeed ka dhexeeyo sida turkiga iyo itoobiya oo ay isku hayaan biyaha wabiga niilka

Dhanka siyaasi cadami ayaa ka hadlay aragtida somaliland ee hubka masar siisay somaliya isagoo ku baaqay somaliland in ay xidhiidh la samayso dawlada masar si ay ugu gudbiyso cabashada ay ka qabto hubka ay ku caawisay somaliya

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews