“Shaqsiyaadkii Iyagoo Systemka Ku Jira Caqabad Ku Ah, Qaarkood Waanka Saarnay, Inta Hadhsana Waan Kasifayn Doonaa”Madaxwayne Mustafe Cagjar.
May 30, 2020 - Written by Berbera Today
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deeganka somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (cagjar) ayaa fariin hanjabaad ah hawada umariyay xubno uu sheegay in ay nidaamka dawladnimada qabad ku yihiin isagoo xusay shakhsiyaad ay talaabo ka qaadeen iyo kuwo ku hadhsan oo ay hada fashilin doonaan sida ay mashaariicda iyo hantida dawlada umusuq maasuqaan,
