Ayax Guuraya Oo Ku Habsaday Beeralayda Degmada Cadaadlay Iyo Fariinta Ay Dadwaynuhu Udireen Wasaarada Beeraha Somaliland
May 31, 2020 - Written by Berbera Today
Cadaadley(Berberatoday.com)-Ayax guuraya ayaa ku habsaday beeralayda deegaanka degmada cadaadlay kaasi oo khasaare balaadhan ugaystay beeralayda ku dhaqan deegaanka.