berberatoday.com
Ururka Al-shabaab Oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Nin Ay Sheegeen Inuu Ahaa Sixirloole.
June 1, 2020 - Written by Berbera Today

Qoryooley(Berberatoday.com)-Kooxda Al-shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay 50 jir ay ku sheegeen inuu ahaa Sixirlow dad badan ku dhibaateeay degmad Qoryooleey ee goboka Shabeeladda hoose.

Maxkamad kutaala gobolka Shabeeladda hoose oo hoos tagta maamulka Al-shabaab, ayaa ninkaan oo lagu magacaabi jiray Abuukar Xaaji Cumar shalay ku fulisay xukun dil ah oo ay goob joog u ahaayeen dadweyne.

Al-shabaab waxay tilmaameen inuu muddo shan sano ah ku shaqeysanayay sixirka islamarkaana uu dad badan ku dhibaateeyay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews