Xuseen Dayr Xoghayaha Gudida Covid19 Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedihii Gudoomiyaha Solja ,Kuna Tilmaamay Masuul Aan Garanayn Shaqadiisa.
June 1, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka covid19 Eng Xuseen Aadan Cige(Dayr) ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo maanta gudida uu ujeediyay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta somaliland Xuuto.
