Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Wada-hadal Dhexmaray Wakiilka Midowga Yurub Uqaabilsan Somaliya.
June 2, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka hadlay wada hadal dhexmaray wakiilka midowga yurub uqaabilsan Somaliland iyo somaliya iyo arimaha ay ka wada hadleen
Berberatoday.com