Cabdirashiid Xasan Shire Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo qaraabada Ay ka Geeriyootay Marxuumad Sahra Cismaan Ducaale
June 3, 2020 - Written by Berbera Today
Waxan tacsi tiranyole ugadiray Sahra Cismaan Ducaale oo saka ku geriyotay Hargeisa waxan illaahay ugu baryay sakaraadki dhafye Su’aash qabriga u dhibyareeyo waxan sigara uga tacsidanay caruurti ayka tagtay iyo reer Cismaan Ducaale waxan leyahay Samiir iyo illaahay haydika siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
