Garyaqaan Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Maxkamada Burco Oo Xukun Dalka Ku Cusub Fuliyay
June 3, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan cabdirasaaq saabir oo kamid qareenada madax banaan ee somaliland ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyaha maxkmada burco ioo usagu qof muwaadin ah ku fuliyay xukun noociisu ku cusub yahay dalka