“Imika Qabyaaladdii Waxay Socotaba In Halgankii La Kala Sheegto Ayey Maraysaa Oo Mid Walba Ka Aan Reerkiisa Ahayn Ka Dafiro Halgankiisii”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
June 3, 2020 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ayaa Pagekiisa Facebooka Qoralkan Ku baahiyay isaga oo kaga hadlay dabciga hada Socda ee ay bulshada Somaliland ku kala xigsanayaan Mujaahidiintii dalka usoo halgamay ruux kasta uu geesigii dalka xoreeyay ka dhigayo qabiil ahaan ka xiga waxaanu aoraalka Jamaal Cali Xuseen Udhignaa Sidan Hoos Ku Qoran”