Farmaajo Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Bogaadiyay Inuu Diyaar Uyahay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
June 6, 2020 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Xamar Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo hada ka khudbadeynaaya furitaanka kalfadhiga 7aad ee barlamaanka Soomaliya ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi inuu diyaar u yahey arrimaha wada haalada Somaliland iyo Soomaliya in dib loo furo Madaxweyne farmaajo ayaa barlamanka hada u jeedinaya khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa.
