Kacdoonadii Jabuuti Oo Waji Kale Yeeshay Iyo Tirada Askarta Ciidamada Iskaga Baxay;
June 6, 2020 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dadweynaha ku nool Magaalada Jabuuti iyo Gobolka Cali Sabiix ayaa saddexdii Maalmood ee u dambeeyay waday dibed-baxyo ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa loo soo celiyo Fu’aad Axmed Cali oo ka mid ah Ciidammada Cirka Jabuuti, kaasi oo muddo laba bilood ah ku xidhan Suuli ku dhex yaalla Xabsiga Gabood ee dalka Jabuuti.
