berberatoday.com
Somaliland”Dad U Dhintay Covid_19 Iyo Kuwo Cusub Oo Uu Soo Ritay
June 6, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa ku dhawaaqday Kiisas cusub oo Cudurka Covid_19 ah.

Wasaaraddu waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay 48-kii Saacadood ee u dambeeyay Xanuunka laga helay 29 ka mid ah halka laba Qofna u Geeriyoodeen Xanuunka.

29-ka Qof ee laga helay Xanuunka ayaa tirada guud ee Dadka uu gudaha Somaliland ku haleelay Xanuunku ka dhigaysa 413 Qof, halka labada Qof ee Geeriyoodayna tirada Dadka Xanuunkan ugu dhintay Gudaha Somaliland ka dhigaysa 24 Qof.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews