Daawo Muuqalka”Dareenka Ay Shacabka Somaliland Ka Qabaan Kacdoonka Shacab Ee Dalka Jabuuti Ee Kadhashay Sarkaalka Musqusha Lagu Xidhay
June 7, 2020 - Written by Berbera Today
Qaarkamid ah Shacabka ku dhaqan caasimada somaliland oo Dareen Cadho Ka Muujiyay Falka Xukuumada Jabuuti Kula Kacday Nin Askariga Duuliyaha Taageerayna Mudaharaadada ka dhashay falkan.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah shacabka Reer somaliland ee ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa fikirkooda ka dhiibtay muuqaalkii uu soo duubay askariga duuliyaha ee reer jabuuti ee ku xidhan xabsiga magaalada jabuuti ee gabood kaasi oo dalka jabuuti ka horseeday mudoharaado iyo kacdoon lagaga soo horjeedo xukuumada .madaxwayne geele.
